26th April 2024  admin  Category :

Baarlamaanka dawladda Itoobiya ayaa muddo hal sanno ah ugu daray ra’iisul wasaaraha dalkaas Abiy Ahmed in uu sii hoggaamiyo kadib markii doorashooyinkii dalka ka dhici lahaa bisha August ee sannadkaan dib loo dhigay.

Muddo kordhintaan ayaa timid labo maalin uun kadib markii afhayeenkii hore ee Itoobiya ay iska casishay xilkaas.

Adan Farax Madax Weyne Ku xigeenkii DDSI oo u dalacay Afhayeenka Barlamanka Itoobiya Speaker Of Parliment Waa Jagadii Ugu Sareeysay Oo qof Somali ah Itoobiya ka Noqdo.. Waa ninka Sadexaad Ee Ethiopia Ugu Awoodbadan , wuxuuna ka soo jeedaa beesha Soomaaliyeed ee Ciise

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*