
20th February 2025 admin Category :
Waxaa meelo badan oo ka mid ah dalka Soomaaliya ka taagan abaaro aad u darran taas oo saameeysay dadka reer miyiga ah, waxaadna arkeeysaa baqtiga xoolaha oo meel walba waran. Hadaba bulshada gobolka Sanaag waxaa loogu baaqayaa ineey u istaagaan dadkaas abaartu ay heeyso oo aan lagu daawan.
Allsanaag.com