18th October 2024  admin  Category :

Labo bilood ayuu xilka hayaa, wasiiraddii kale oo lala magcaabay gaar ahaan kwii ka soo jeeday Sool iyo Sanaag   waa lugaynayaan,  isaguna 15 Tikniko ah ayaa lagu  ilaalinayaa.

Wasiirka maaliyadda Puntland Xassan Shire Abgaal oo xilkan hayey labo bilood oo qura,  ayaahadda  lagu ilaaliayaa 15 Tikniko ah iyo Urur ciidan ah.  Abgaal ayaa ah wakiilka dawladda ugu jira Aaran jaan, waana Gacan yaraha Aabaha Musuqmasaqa Puntland Cabdiraxmaan Faroole

 

https://allsanaag.com/faroole-oo-ku-guulaystay-wasiirka-maaliyadda/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*