
28th February 2025 admin Category :
Agoon Gurigooda la haysto oo ay u xoog sheegteen Siyaasiyiin Soomaaliyeed
Caruur agoon ah oo aad u d’a yar, Uuna ka tegay taliyihii hore ee ciidanka Booiiska Soomaaliyeed ayaa Dheegay in Guryahoodii ay xoog kaga qaateen siyasiyiin Soomaaliyeed

Agoontan aadka u da’da yar ayaa ka codsaday madaxda Soomaliyed inay wax u qabtaan dulmiga magac dawladda Soomaaliyeed loogu xoog sheeganayo/
Agoontan Guryo la’aantan la dhigay waxayna ogayn in Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Aadan Madoobe oo ka mid ah madaxda ay u qaylo dhaansadeen in isaga ruuxaddisu ku nool yahay guri uu bililiqaystay, halkaas ku ilmo dhalay