4th October 2022  admin  Category :

Aadan Jamac Oogle Oo laascaanood Lagu Dhaawacay

Waxaa caawa Gudaha Magaalada laascaanood Lagu toogtay Aadan jaamac Oogle oo kamid ah Dhalinyaradda Deegaanka ugu Firfircoon.

Aadan Jaamac oogle ayaa Dusha Sare ee jidhkiisa gaar ahaan Halka loo yaqaan Kalxanta waxaa kaga dhacay Rasaas..

Xaalada Caafimaad ee Aadan Jaamac oogle Waxaa ka war bixyay Maamulka Hospitaalka Gargaar oo kamid ah Hospitalada Maagalada ugu Tayada wacan.

1 thought on “Aadan Jamac Oogle Oo laascaanood Lagu Dhaawacay

  1. Yaasiin Mohamed

    Aad iyo aad ayaan uga in dadkii wax galka u ahaa gobolka Sool habeen kasta ay Argagixisada Jeegaantu mid mid u ugaarsadaan, ujeedka ugu weyna waxaa uu yahay in gobolkaas laga sifeeyo beesha dhulbahante sidii degmada Caynaba ay u qaateen 60 sano ka hor, waxaana u sahlaya kuwo caada waatayaal ah oo Dhulbahante ah oo i shaqeeya Argagixisada Alshyaaddiin ee Jeegaanta saldhiggeedu yahay Hargaysa oo noqotay meesha laga soo abaabulo sharta guud ahaan loo geysto geyiga Somaliyed oo dhan min Jabouti ilaa NFD min PUNTLAND ilaa DDS min Muqdisho ilaa meel walba oo Somali degto, waase la isaga daba imaan taariikh aad aad ka shallaydaanna waad arki doontaan.

    Reply

Leave a Reply to Yaasiin Mohamed Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*