30th April 2024  admin  Category :

Xildhibaano iyo odayaal kasoo jeeda Beelaha Majeerteen ayaa Booqasho ku tegay deegaano dhowaantan laga dhisay Agagaarka Tuulada Jiingada ee Gobolka Bari,kuwaas oo sharci daro awal lagu dhisay,balse markii dame dadka deegaanku ay dumiyeen.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*