23rd October 2024  admin  Category :

Daawo: Xaflad qalinjabin ah oo ka dhacday dalka Cumaan oo ay soo qaban qaabiyeen Beesha Daarood ee Cumaan ka soo jeeda.  Faysal Cali Waraabe iyo kooxdii bal ha keeneen taariikh ka fac weyn CalaN  baanu qaadnay oo Koonfur gaynay 1960.

Ninka Guddoon-siinaya Abaal-marinada, Waa Sheekh Siciid Bin Faarax, Maxamuud, Xassan Ugaas, Oo kamid ah Odayaasha Daarood Harti Dhulbahante. Sawirkaan waa Sheekh Siciid Iyo Wiilkuu Adeerka u yahay, Cali Ibn Yaxye, Ibn Faarax, Maxamuud, Xassan Ugaas.

Sawirka Sakariye Maxamed Isticmaar.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*