25th October 2024  admin  Category :

Khasaaraha dagaalkii ka dhacay gobolka Bari.

Dagaal degaamaysi ah,  oo u eg kan ka socday waqtiga dheer  gobolka Shabeelaha hoose ayaa maanta waxa uu ka dhacay magaaladda Jiinagada ee gobolka Bari.

Dagaalkan ayaa waxa uu dhex maray magaalada Jiinagada ee gobolka Bari  beesha Reer Xaaji ee Dishiishe iyo beesha Cali saleebaan ee Majeeteen. Inata la ogyahay  Allah u wada  naxariistee  waxa dagaalkii manta ku dhintay nin ka soo jeeda beesha Majeerteen iyo nin ka soo jeeda beesha Dhulbahante oo beeshaasi abti u ahayd. dhinaca Reer Xaaji labo qof ayaa dhaawac fudud soo gaareen , waxayna  dhulka dhigeen dhamaan guryihii degaamaysiga aahaa ee halkaa laga dhisay, Dhul boobkan u eg kan Shabeelaha hoose ka socda,   ayaa lagu hayaa dhamaan degaanada gobolka Bari, waxaana dhiiri gelinya qaar ka mid ah madaxda Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*