25th October 2024  admin  Category :

Ra’iisal Wasaaraha DF ee Soomaaliya oo ay weheliyaan golaha wasiirada ayaa loo sameeyey soo dhaween taas oo ay ka soo qeeyb galleen qeeybaha kalla duggan ee bulshada. Ineey dawladda ku shirto magaalada Kismaayo, waxaa soo dhaweeyey bulshada Soomaaliyeed oo u arka in dalka la wada leeyahay, dawladduna ay ku shiri karto meel kasta oo dalka Soomaaliya ka mid ah. Hase ahaatee, waxaa talaabadan ka soo hor jeeda kuwa aan aragtida fog laheen ee leh caasimadii ayaa la qaaday.

https://youtu.be/AUvlk9i0Tao

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*