25th October 2024  admin  Category :

Ciidanka Dowladda Puntland Oo Burburiyey Fariisimadii Alshabaab ee Galgala.

Taliye ku-xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland Cabdi Axmed Xaashi, ayaa sheegay in saacadihii ugu dambeeyey ciidanka Puntland ay dileen 20 katirsan kooxda Alshabaab ayna qabsadeen fariisimo muhiim ah iyo agab ay lahayd kooxdaasi.

SAWIRRO

          

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*