22nd December 2024 admin Category :
SNM markan, dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga ayeey isu soo ekaysiiyeen si aqoonsi looga raadiyo . Ictiraaf radintii SNM ee ka bilaabantay warqadii Cigaal u qoray Sharon ee uu ku lahaa waxaad doonaysaan ayaan diin samaynaynaa ee na aqoonsada , oo ay ka danbaysay Diyaarad derbi la saaray iyo labaatan sano oo derbiyo laysku qaadayey . SNM maanta waa sacuudiyeesan yihiin