25th October 2024  admin  Category :

Madaxweyne Faarmaajo ayaa  sawirkiisii surnaa Villa Wardhiigley ee magaalada Muqdisho  ku bedelay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Allah ha u naxariistee Aadan Cade.  Sidoo kale Madaxweynihii hore ee Soomaaliya,  Allah ha u naxariistee Cabdulaahi Yuusuf ayaa isaguna  garoonka caalamiga ah ee diyaaradaha ee magaalada  Muqdisho ugu magac daray Adan Cade.  Labadii  madaxweyne ee ka soo jeeday beesha  Hawiye ee Sheekh Shariif iyo Cukusoow iyagu waa garan waayeen bal nin Soomaali  ah, oo dalka taariikh ku leh  Xitaa malcaamad tan ay ku tahay  ku magcaaba

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*