25th October 2024  admin  Category :

 

Warbaahinta Dhanaan Media waxay ahayd warbaahintii ugu horeysay ee shaacisay in madaxweyne Farmaajo booqan doono Ethiopia kahor inta uusaan u ambabixin shirka London.Halkan ka akhriso . Madaxweyne Farmaajo ayaa Arbacada berri ah booqasho ku tagi doona magaalada Addis Abab halkaas oo la filayo in soo dhaweyn balaadhan loogu sameeyo.Booqashada Farmaajo ee Addis Ababa waa booqasho rasmi ah(state visit) waxayna qaadan doontaa muda laba maalmood ah.

Madaxweyne Farmaajo ayaa kulamo kala duwan la yeelan doona madaxweynaha Ethiopia Mulatu Teshome iyo Raysulwasaare Hailemariam Desalegn.Kulanka Farmaajo iyo Hailemariam ayaa sida aan xog ku helnay diirada lagu saari doonaa ciidamada Ethiopia ee nabad ilaalinta ujooga Somalia iyo arimaha kale oo ku saabsan amniga iyo xasilinta Somalia.

Kulamada kadib ayaa lagu wadaa in madaxweyne Farmaajo la geeyo warshada hubka ee Ethiopia,garaashka weyn ee Ethiopian airlines,xarunta AU iyo goobo kale.

Marka laga soo tago qaar kamid ah saxaafada Muqdisho oo madaxweyne Farmaajo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*