26th November 2026  admin  Category :

Madaxda Cisbitaal Martiini iyo lix agaasime waaxeed ayuu beeshiisa u magcaabay

Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Cali Xaji Adan ayaa markuu arkay in madaxweynihii Soomaaliya intii ugu dhowayd xilala u magcaabayo ayaa isaguna reerkiisa xilalakii wasaaradda u wada magcaabay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*