26th November 2026  admin  Category :

“1991-kii waxaa Raxanweyn ku soo duulay Genaral Caydiid waxa uu laayay dadkayagii, waxa uu la wareegay beerihii iyo hantidii.

“Maanta Xasan Sheekh ayaa Raxanweyn ku soo duulay wuxuu burburiyay maamulkii, waxa uu ku duqaynayaa diyaarado, waxa uu rabaa inuu na barakiciyo dhulka, beeraha iyo hantiyada baabiiyo oo na barakiciyo ka dibna beeshiisa Hawiye la wareegan dhulka iyaga.”

Xildhibaan Suhuur oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa maanta sidaas Saxaafada la wareegtay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*