
26th November 2026 admin Category :
Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa Qaramada Midoobey la wadaagey in Qarankaii Soomaliyeed ay afduubteen ururka xag jirka ah ee Hawiye Action Group, sidaas awgeeda in badan oo Bulshada reer Puntland ahina ay doonayaan in ay ka go’aan Soomaaliya inteeda kale.









