
26th November 2026 admin Category :
Yaa daran In calan la gubo iyo Dal madax banaan saraakiishiisa Diyaarado lagu garaaco.
Abu jihaad oo ah basaas u shaqeeya dalka Turkiga ayaa aad uga xanaaqay Calanka Turkiga oo lagu gubay degaano ka mid ah Soomaaliya, ka dib markii Diyaaradaha Turkigu ay duqayn ka gaysteen Jubbaland iyo Koonfur galbeed








