26th November 2026  admin  Category :

Tariikh cusub oo loo samaynayo wadanka Turkiga ee dhaca qaaradda Yurub.

Basaaska caan baxay ee aan qarsan Basaasnimadiisa, ayaa maanta isaga oo khudbadeenaya sheegay in dagaalkii 1977 uu Turkiga Soomaaliya siiyey hub ay kula dagaalantay Itoobiya . Waa been cad iyo taariikh cusub oo loo samaynayo Turkiga. sanadkii 1977, Turkigu waxba ma dhaamin Soomaalida oo waxa Yurub looga yaqaanay Bukaan socodka Yurub

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*