
26th November 2026 admin Category :
Shacabka Dooloow oo ka banaan-baxaya,caloooshood u-shaqeystayaasha xasuuqaya Shacabka Soomaalida iyagoo gubaya calamada Turkiga iyo Masar.
Banaabaxayaasha iyo gudoomiyaha Dooloow Maxamed-Lafeey ayaa Dhiig miirtada iyo Damul jadiid ,Turkiga iyo Masar ku eedeeyay in ay si khaldan u isticmaaleen hubki magaca Soomaaliya loogu deeqay ee loogu talagalay Arsenal in lagula dagaalamo







