26th November 2026  admin  Category :

Waxaan soo dhaweynayaa go’aamadda ay gaadheen labada Guddoon ee Harti ee Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaan iyo Garaad Jaamac Garaad Cali. Shacabka walaalaha ah, ehelka ah oodwadaaga inaan colaad iyo godob la dhexdhigin. Dowlada Soomaliya waxaan ka codsaneynaa inay joojiso kala fogeynta shacabka ayna u jeesato dhanka hormarka iyo dib u heshisiinta.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*