17th May 2025  admin  Category :

Wasiirrada iyo Xildhibaannada SSCkhaatumo Caawa canbuulo iyo Moxog u doontay Xafadda Kaaraan ee magaalada Muqdisho,, iyaga oo ugu dhowaanaya madaxweyne Culusow oo reekiisu degaan xaafadda . Labo cisho ka hor ayeey ahayd markii hogaamiye Firdhiye saxiixay warqaddii lagu bur burinayey Jubbland.

Maamulka Somaliland oo in badan oo Khatumo ah kaga daydaan waxyaabuhuu samayn jiray, weli Siyaaro tan oo kale ah ma samayn



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*