15th March 2025  admin  Category :

Sidoo kale Ciidanka ayaa soo riday Ilaa 3 drone ay adeegsanayeen Argagixisada naf la caariga ah ee Daacish.

Ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku jira howlgalka ciribtirka Argagixisada ayaa la wareegay talisyo waaweyn iyo Ceelashii biyaha ay Argagixisada ka dhibaateyn jireen bulahada Waxaana ka mid ah Difaaca Shamuurka oo ka mid ah difaacyada weynaa ay ku lahaayeen Buuraha sare ee Deegaanka Geesaqabad.

Sidoo kale Ciidanka ayaa soo riday Ilaa 3 drone ay adeegsanayeen Argagixisada naf la caariga ah ee Daacish.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*