12th February 2025  admin  Category :

Dagaal culus oo ay ku dhinteen qaar ka mid ah saraakiisha Puntland ee ciidanka hoggaaminayey, qaarna ay ku dhaawacmeen ayaa maalintii shalay, xalay, ilaa maanta waxa uu ka dhacay Togga Jeceel oo ka tirsan buuraha Calmiskaad.

Saraakiishii Dagaalka ku dhintay waxa ka mi ahaa Gaashaanle dhexe Mukhtaar Axmed Faarax (Gaagaale), oo ka mid ahaa Saraakiishii Ciidanka hogaaminaysay iyo iyo walaalkiis Cabdifataax Axmed Faarax.

Bahda Allsanaag, waxay tacsi u dirayaan dhamaan Qoysaskii ay ka geeriyoodeen ciidanka Puntland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*