Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th April 2025  admin  

Inalilahi Waa Inaha Ilahay rajacuun Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Sheekh Cabdi Maxamuud Xasan   oo ku geeriyooday degnmada Badhan ee gobolka Sanaag .  Waxaan Allah uga baryeynaa …

26th April 2025  admin  

Gudoomiyaha Golaha wakiiladda dawladda Puntland oo maantay lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland. …

26th April 2025  admin  

Hawlgalka Hillaac ee Calmiskaad, waxaa ku xiga Hawlgalka Onkod ee Calmadow” Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, ayaa maanta tababar rasmi ah usoo xiray Dufcaddii 4-aad …

26th April 2025  admin  

Harti isma damci karo Waa is yaqaana, Caaqil saxardiid cali dhawaaq …