20th September 2024  admin  Category :

Brook Hailu, oo ka mid ah la taliyaasha Ra”isulwasaarha Itoobiya Abiy Ahmed Ali, ayaa waraysi uu siiyey Telafishanka Qaranka ee dalkàs wuxu ku sheegay iinay Soomaaliya ay kala qaybinayaan oo maamulka Somaliland jecel yihin inay ku darsadàn Itoobiya, intaa ka dibna ay Puntlwnd ka daba Iman doonto. Wuxuu Kaloo shegay In sida Soomalida si la mid ah ay u gelaayan Sudaan iyo Eretria!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*