19th September 2024  admin  Category :

“Xukuumada wax ay gashay Heshiisyo Caalami ah oo aan Shaci ahayn,Ciidamada xoogga dalka waxaa gacanta loo galiyay Saraakiil ka Ganacsada Saadka Ciidanka”Xildhibaan Macalimuu

Xildhibaanada baarlamaanka federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwooda mucaaradka ah ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho, kaas oo ay kusoo aadiyeen furitaanka kalfadhigooda 5-aad.

Xildhibaannadan oo sheegay inay shilrar ku yeesheen Muqdisho ayaa soo saaray go’aanno culus oo ka dhan ah xukuumadda Soomaaliya oo ay ku eedeeyeen wax-qabad la’aan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*