23rd October 2024  admin  Category :

Cumar Cabdirashiid, Cabdiraxmaan Faroole, Maxamed Cabdirisaaq, Cali Xaaji, Siciid cabdulaahi Deni oo ka soo wada jeeda Puntland,  mid kasta oo ka mid ah a wuxuu bixiyey 30 kun oo doolar markii uu  isu diiwaan gelinayey  musharaxa  Madaxweynaha Soomaaliya . Qaarkood 30 kun inta ay bixiyeen ayeey ka cabsadeen inay  kursiga madaxweynaha Soomaaliya  kula tartamaan beesha Hawiye, Waxaa ka mid ahaa Musharaxiintii  intay 30 kun oo bixiyeen  bixiyeen   cabsaday oo aan tartamin  madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole.

Lacagtii musharaxiintu bixiyeen ayaa dawladda federaalku waxay  u qaybiyeen maamul gonboleedyada. Puntland waxay heshay 150 kun oo doolar, waxaana loogu soo gaday Booyado dadka ay abaaruhu hayaan biyo loogu dhaamiyo

.

 

boyado-warejin-2

boyado-warejin-3

boyado-warejin-4

boyado-warejin-5

boyado-warejin-6

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*