21st September 2024  admin  Category :

Qodobada ay ka wada hadleen xogahayaha QM Antonio Guterres iyo Mad. Xasan Sheekh

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay kordhiyaan kaalmada ay siinayaan Soomaaliya, waxaana uu sheegay in codsigii la jeediyey ee ahaa $2 bilyan iyo 600 milyan si loogu gargaaro 7 milyan iyo 600 kun, in illaa haatan la helay 15% oo keliya.

Guterres oo maanta booqday Muqdishu iyo Baydhaba waxa uu hadalkan jeediyey kadib kulan uu Muqdishu kula yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbxintan Muqdishu inoga soo diray.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*