22nd September 2024  admin  Category :

Ciyaal weerada Muqdisho ee Xaafadda Kaaraan iyo Dawladda Xasan Culusoow oo iyana ah Odayaal weero dhaqaale ayaa wada hadal uga furmay magaalada Muqdisho.

Laga soo bilaabo dawladdii Cabdulaahi Yuusuf ee Beesha Hawiye ku inqilaabay 550 Xildhibaan ee argagixisaddii Maxaakiimta, oo markii danbe u doortay Sheekh Shariif madaxweynaha iyo ilaa maanta 2023 waxa dawladda Soomaaliyaa lagu abaal marinayaa danbiilayaal ay ahayd in sharciga la mariyo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*