4th October 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Jubbaland oo guddi u magaaabay fatahaadda ku dhufatay magaalada Baardheere

Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay xubnaha guddiga gurmadka fatahaadda ku dhufatay degmada Baardheere ee gobolka Gedo.

Tix-raac: XM/DGJS/024/2023 kuna saabsan magacaabid Guddiga gurmadka fatahaadda Degmada Baardheere.

Kadib Fatahaaddii ka dhacay Degmada Baardheere ee galaafatay naf iyo maal, isla markana u baahan gurmad deg deg ah oo lala gaaro dadka musiibadan ay saamaysay ayaa Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam wuxuu halkan ku magacaabayaa Xubnaha Guddiga Gurmadka Fatahaadda Degmada Baardheere oo ka kooban;

1. Axmed Xasan Cumar -Wasiirka Wasaaradda Gargaarka & Maaraynta Musiibooyinka.
2. Maxamed Axmed Cusmaan – Wasiir Dowlaha Madaxtooyada.
3. Cabdiraxmaan Cabdi Axmed – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta & Iskaashiga Caalamiga.
4. Axmed Maxamed Axmed – Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Caafimandka.
5. Axmed H. Baraki – Wasiirka Wasaaradda Tamarta & Biyaha.

Continue Reading

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*