28th November 2024 admin Category :
Maamulka Isaaqland oo weli duqayntii ku wada xaafadaha Laascaanood
Waxaa maalintii shanaad oo xiriir ahla duqaynayaa magaalada Laascaanood, halkaas oo ay ku dhinteen ilaa iyo 60 qof tan iyo markii uu duqayntu billowday Isniintii.
Wararka aannu maanta ka helayno magaaladaasna waxay sheegayaan in duqaynto ay sii socoto marka loo fiiriyo maalmihii maalmihii aynu soo dhaafnay, iyadoo jugta qoryaha waaweyn la maqlayo mar walba
Duqaynta ayaa sabababtay barakac ballaaran oo dadku u qaxayaan deegaannada nabadoon ee u dhawdhaw Laascaanood.