23rd October 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii, Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Ader Shire muuse Bootaan oo galabta ku geeriyoodey magaalada Garowe .  Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan  uu ka siiyo Aamiin Aamiin.

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*