21st September 2024  admin  Category :

Wasaaradda Maaliyadda oo soo bandhigtay Qorsheyaasha Horumarinta dhaqaalaha iyo Maaliyadda ee Sanadka 2023

Muqdisho, December 25,2022: Waxaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho munaasabad ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya oo looga hadlayay arrimaha mudnaanta u leh Dhaqaalaha iyo Maaliyadda Dalka ee sanadkaan 2023.

May be an image of 8 people, people sitting and indoor

Shirkaan ayaa diiradda lagu saaray qorshayaasha ahmiyadda u leh dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya iyo hannaanka Maaliyadda iyo kicinta dakhliga gudaha dalka. Kulanka ayaa sidoo kale lagu lagu soo bandhigay sida ay muhiim u tahay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay sare u qaado ka qeybgalka dadweynaha ee Miisaaniyadda Dowladda si ay aragto ugu dhiibtaan inta aan la meelmarin.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo kukanka hadal ka jeediyay ayaa sharaxay qorsheyaasha Wasaaradda Maaliyadda u yaalla sanadkaan 2023 ay doonayaan in xooggaa lagu saaro horumarinta dhaqaalaha iyo xoojinta dib-u-habaynta hannaanka Maaliyadda.

Wasiirka ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqey muhiimada ay sanadkaan u leedahay Wasaaradda Maaliyadda xoojinta hufnaanta Maamulka Maaliyadda iyo isla xisaabtanka taasi oo uu sheegay in ay muhiim u tahay sare u qaadidda dakhliga Dowladda iyo maamul wanaagga.

“Waxa aan maanta ka qayb galay kulan gaar ah oo Wasaaradda Maaliyadda ay u qabatay qaar ka mid ah dadweynaha, kulan kaas oo lagu soo bandhigayay qorshayaasha muhiimadda u leh Wasaaradda Maaliyadda Sanadka 2023.

Munaasabaddaan waxa aan diiradda lagu saarnay qorshayaasha mudnaanta gaarka ah inoo leh sida dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya, hannaanka Maaliyadda iyo kicinta dakhliga gudaha dalka. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.

Waxa sidoo kale kulanka haddlo taabanayay Horumarinta dhaqaalaha dalka iyo dib-u-habeynta hannnaanka Maaliyadda ka jeediyay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Marwo. Raaxo Maxamuud Janaqow, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiqafaar Cilmi Xaange, Guddoomiye ku xigeenka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Cali Yaasin Sheekh, Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Ciise Guure, Agaasimaha Guud ee Guddiga Dhaqaalaha Qaranka, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Saleebaan Sheekh Cumar, iyo Aqoonyahay dhanka dhaqaalaha ah.

Kulanka oo ay sidoo kale qeybaha kala duwan ee bulshada ka soo qeybgaleen ayaa ka mid ah barnaamijka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ku xoojinayso daah-furnaanta, maamul wanaagga iyo hufnaanta hannnaanka Maaliyadda dalka.+6

53531 comment3 sharesLikeCommentShareBile Tv  · Inaa Lilaahi waa inaa ileyhi Raajicuun.Dhammaan Maamulka iyo Shaqaalaha Shirkadda Bile Media waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay alle ha naxariisto Aabe Muxiyadiin Maxamed oo goor dhow Muqdisho ku geeriyooday.Si gaar ah waxaan geerida Marxuumka uga Tacsiyeyneynaa ustd C/rashiid Kaalmooy madaxa wax soo saarka shirkadda Bile Media.… See more19919982 comments3 sharesLikeCommentSharePuntland State TV  · Arday dhameysay Xifdinta Quraanka Kariimkaa oo Xaflad loogu qabtay Dagmada Bursaalax Gobolka Mudug.0:00 / 5:2156561 comment5 sharesLikeCommentShareAl Jazeera English   · ‘An empty seat at the table’: Christmas without Shireen Abu Akleh https://aje.io/4lgj5754854853 comments28 sharesLikeCommentShareHon. Abdiaziz Abdullahi Osman   · +529229223 comments5 sharesLikeCommentShareMinistry of Interior – Puntland   · 111 ShareLikeCommentShareHassan Gallaydh  · Gudoomiye ku xigeenka Hillaac Muna Bile Xirsi.0:00 / 2:2354254235 comments16 sharesLikeCommentShareAl Jazeera English   · Fierce storm leaves 300,000 homes and businesses without power and at least 18 dead from exposure and icy car crashes.ALJAZEERA.COMBlizzard kills 18 in US; hundreds of thousands left without power674674106 comments28 sharesLikeCommentShareManage PageAll SanaagPost reach443Post Engagement174New Page likes0Create promotion

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*