29th April 2024  admin  Category :

Roob ka da’ay agagaarka magaalada Qardho ee goboka Karkaar ay sababay inay Togag ku soo rogmadaan magaaladaas

Ilaa hadda lama oga khasaaraha Dad iyo Duunyo ah oo daadku gaysteen , hase ahaatee waxa ugu daran xaafadda Xingod ee magaalada Qardho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*