30th December 2024 admin Category :
Wasiirro ka tirsan xukuumadda Puntland iyo masuuliyiin kale ayaa goob joog ka noqday imaatinka markab shamiito uwada shirkadda Barwaaqo oo ku soo xirtay dekadda Garacad oo berri xafladdeeda xarigjarka la qabandoono.