10th October 2024  admin  Category :

Afhayeenka Booliska Soomaaliya Sadiiq Doodishe

Shacabka ku dhaqan Degmada Kaaraan ayaa gacanta ku dhigay Laba dhagar qabe oo ka tirsan Argagixisada Alshabaab oo isku dayay inay baxsadaan ka dib markii ay dileen askari ka tirsan Ciidanka Amaanka, agagaarka Kaawada Kabasiini ee Waaxda Nagayle, waxaana laga soo qabtay Waaxda Jamhuuriyo.

Labada dhagar qabe ayaa waxaa la wareegay Ciidanka Amaanka ayaga iyo hubkii ay wateen, waxaan la horgayn doonaa Maxkamad Awooda u leh, Ilaahay idiinkii

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*