25th October 2024  admin  Category :

Isbaheysi Siyaasadeed oo loogu magac daray Golaha Samata bixinta Koofur Galbeed ayaa maanta looga dhawaaqay Muqdisho, waxaa ku mideysan Madax hore, Xildhibaano hore, Siyaasiyiin iyo dhalinyaro.

Golahan ayaa si weyn uga soo horjeeda Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen oo uu muran ka taagan yahay waqtiga muddo xileedkiisa ku egyahay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*