30th September 2022  admin  Category :

Waxaanu dhammaan dadka muxsiniinta ah ku wargelinaynaa in dhowaan la bilaabi doonaa dumintii dhiskii hore ee gaboobay ee masjidkii al-Rowda ee magaalada Hadaaftimo, kaddib na la bilaabi doono dhisme casri ah oo loo samayn doono masjidka idanka llaahay.

Sidaa darteed, waxaan si xushmad leh uga codsanaynaa ciddii doonaysa in ay ka qayb qaadato dhismaha masjidkaas in ay soo dedejiyaan qadarka lacagta ah ee ay ugu tabarucayaan dhismaha masjidka.

Dadkii hore u bixiyey lacag loogu tabarucayo masjidkaa aan kor ku soo sheegnay na waxaanu Ilaahay uga baryaynaa in uu wax khayr leh ugu beddelo halkii ay ka soo saareen, denbigooda na uu Alle dhaafo, ubadkana uu Alle u barakeeyo. Aamiin

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال، وأدام عليكم الصحة والعافية، ووفقكم لخيري الدنيا والآخرة. اللهم آمينFiiro gaar ah:Fadlan ku hagaaji qadarka lacagta ah ee aad ugu tabarucaysid masjidka aan kor ku soo sheegnay guddida iyo akoonada hoos ku xusan.

Guddida Dhaqaalaha Masjidka al-Rowda Ee Hadaaftimo, Puntland State of Somalia:

1) Axmad Maxamad Aadam

2) Ibraahim Maxamad Cali (Garseef)

3) Maxamuud Xaaji Cali (Weli Xaaji Cali)A/C No: 1013927454

Amal BankA/C No: 321904

SahalA/C No: Bdnd00516 Dahabshiil Bank

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*