27th April 2024  admin  Category :

Halgamaa Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo sanadkii 2017-kii si sharciga baar marsan loogu gacan galiyay Ethiopia ayaa Ra’iisul Wasaare Rooble iyo xukumadiisa uga mahad celiyay Sida Soomaalinimada iyo garashada leh oo ay uga raali galiyeen gaboodfalkii lagula kacay isaga iyo ururkii uu ka tirsanaa ee ONLF.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*