27th November 2024 admin Category :
Hooyo Nasro Maxamed Saleebaan waa loo xoog sheegtay, Caruurteedii ayaa Adoon ahaan Carabta Liibiya u kala iibsanayaana. Guryaheedii ayeey u xaraashtay si ay u badbaadiso gabdhaheeda. Maanta waa lacag beeshay, Soomaali ayeey ka sugaysaa inay kala qayb qaataan xoraynta gabdhaha Soomaaliyeed ee Carabtu cabiidsanayso
ALLSANAAG.COM