25th October 2024  admin  Category :

Reer Qablan oo mar kale Riig Biyood ka hirgeliyey gobolka Sanaag

Magaalada Ceelbuh Ee Gobolka Sanaag ayaa Beero laga hirgeliyey waxaana laga dareemayaa horumar iyadoo beerahaas ceelbuh laga hirgaliyey waxaa kale oo ka mid ah Ceelbiyood riig ah looqodayo waxaana qodaya Ganacsade Maxamed Cabdilaahi .

Arintan ayaa ah mid loogu talagalay hormarka magaalada iyo sidii beerahaas loo inticfaacilahaa .Beerahaan iyo barnaamijyo kale oo mashruucaan ka mid ah ayaa waxaa maalgalintooda leh ganacsade Maxamed Cabdulaahi Qablan

https://allsanaag.com/waxqabadkii-cabdulaahi-qablan/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*