25th November 2024 admin Category :
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay Shirka Dowladaha xubnaha ka ah DFS iyo Beesha Caalamka.Kulanka oo sido kale ay ka qeybgalayaan Madaxweyneyaasha Galmudug, Hirshabeelle, Jubaland iyo Koonfur Galbeed ayaa looga hadlaya marxaladda dalku marayo gaar ahaan doorashada .Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Mudane Jaamac Dabaraani ayaa ka warbixiyey kulanka.