![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2021/01/1910165_107457056623_4396247_n-1.jpg)
8th February 2025 admin Category :
Layla Saalax Warsame oo ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa Qabuurha ku yaala magaalada Hadaaftimo ee gabolka Sanaag si tabaruc ah uga hirgalisay goob Maydka lagu mayro.

Allah ha u aqbalo xassnaadkamn