30th April 2024  admin  Category :

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Fasaxday Shahaadadii Ardayda Puntland

Maamul Goboleedka Puntland iyo Dowladda Federaalka ah e Soomaaliya ayaa heshiis ka gaaray qaar ka mid ah Qodobadii ay isku khilaafsanaayeen, waxaana xal laga gaaray qodob ka mid ah dhowr qodob oo ay labad dhinac si weyn isagu hayaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*