24th November 2024  admin  Category :

Waa Kuma Musharax Abshir Siciid Saalax ?

Waxaa hubaal ah in Musharaxa Aqalka sare mudane Abshir Siciid saalah uu yahay Rajada keliya ee shacabku Leeyihiin, Waa siyaasiga Marna Diidey inuu Bedelo mowqifkiisa siyaasaseed intii uu socday loolanka Adag iyo khilaafka ka taagnaa Doorashada.Musharax Abahir wuxuu Markasta ku dhiiranayey Inuu ilaaliyo Mustaqbalka shacabka soomaaliyeedMudane Abshir, wuxuu wax Ka qoray Qoraalo Badan oo laga daalacan karo page-ka uu ku leeyahay Baraha bulshada oo ay ugu Qorantahay Hon.Abshir Said Salah(Siyaasiga samataliska ah ee Soomaaliyeed).

Ka hor intaadan Taageero u muujin, Waxaad si buuxda uga Baaraa degtaa Qormooyinka xiisaha leh iyo sida uu ugu istaagey Samatabixinta Umadda soomaliyeed, isagoo markasta Doorka puntland u muujinayey Hab siyaasi ah. oo waaqici ah si Badheedh ahna Ugu halgamey Maqaamka puntland ku leedahay Umadda soomaaliyeed.Marar badan, waxaanu ku khilaafi jirney Siyaasadiisa iyo Mawjadaha Uu ka hadlayo, Laakiin waxaan xaqiiqdanay Markii ay iswaafaqeen Qoraaladii iyo articles-kii Mudane Abshir Siciid Salah iyo igu Danbayn Gebagabadii heshiiskii Siyaasadeed Ee laga gaarey Arimihii Murugsanaa ee Soomaliya.Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni waxaa hortaalla xujo aad u wayn oo ah Abaalmarinta Siyaasigan Horusocodka ah, Oo Qabanayey una taagnaa Hawlo aysan marna. u Badheedhi Karin Qaar Badan oo ku fadhiya Kuraasta ugu miisaanka wayn puntland.

Hadii Madaxwayne Deni uu Garwaaqsado Arintaas, Wuxuu marlabaad ku guulaystey inuu Hanto Quluubta Dhamaan Reer puntland weliba dhalinyarada iyo Aqoonyahanka jooga Qurbaha iyo Gudaha Soomaaliya.Marka ay ka soo Gudubto waxaa xujadaasi Dusha Ka fuushay 66-Da xildhibaan ee puntland.

Mudane xildhibaan Umalayn maayo inuu mugdi kaaga jiro Mudanha U soo Halgamey dalka iyo Dadka weliba isaga oo shalay fadhiyey Golaha Baarlamaanka,Maantana isagoo Debedda jooga Qabanyey hawshiisii iyo Mid. Badan waa mihiim Masiirka shacabka puntland inaad ilgaara ku eegtaan. Waxaan Hubaa inaad ilahayna ka Baqidoontaan shacabka puntlandna Rabitaankiisa u oofin doontaan.WAXAAN kusoo Gebagabaynayaa puntland guulasata waa soomaliya oo Guulaystay Oo maanta waa maalin uu ay ina hortaal fursad Dahabi ah, waa maalin Wixii ina soo Maray 4-tii sano o hore Aan casharkii aan ka baranay shaqsi aan la hubin oo la diro aan ka Faa’iidaysan labayn. adigoo og Duruufihii Puntland ka dhaxashay Xubnihii geer Federal oo xamar loo diray iyo meesha ay Dhigeen Maqaamkii puntlandAAD BAAD U MAHADSANTIHIIN.

Mudane Abshir, wuxuu wax Ka qoray Qoraalo Badan oo laga daalacan karo page-ka uu ku leeyahay Baraha bulshada oo ay ugu Qorantahay Hon.Abshir Said Salah(Siyaasiga samataliska ah ee soomaaliyeed).Ka hor intaadan Taageero u muujin, Waxaad si buuxda uga Baaraa degtaa Qormooyinka xiisaha leh iyo sida uu ugu istaagey Samatabixinta Umadda soomaliyeed, isagoo markasta Doorka puntland u muujinayey Hab siyaasi ah. oo waaqici ah si Badheedh ahna Ugu halgamey Maqaamka puntland ku leedahay Umadda soomaaliyeed.

Marar badan, waxaanu ku khilaafi jirney Siyaasadiisa iyo Mawjadaha Uu ka hadlayo, Laakiin waxaan xaqiiqdanay Markii ay iswaafaqeen Qoraaladii iyo articles-kii Mudane Abshir Siciid Salah iyo igu Danbayn Gebagabadii heshiiskii Siyaasadeed Ee laga gaarey Arimihii Murugsanaa ee Soomaliya.Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni waxaa hortaalla xujo aad u wayn oo ah Abaalmarinta Siyaasigan Horusocodka ah, Oo Qabanayey una taagnaa Hawlo aysan marna. u Badheedhi Karin Qaar Badan oo ku fadhiya Kuraasta ugu miisaanka wayn puntland.

Hadii Madaxwayne Deni uu Garwaaqsado Arintaas, Wuxuu marlabaad ku guulaystey inuu Hanto Quluubta Dhamaan Reer puntland weliba dhalinyarada iyo Aqoonyahanka jooga Qurbaha iyo Gudaha Soomaaliya.Marka ay ka soo Gudubto waxaa xujadaasi Dusha Ka fuushay 66-Da xildhibaan ee puntland.

Mudane xildhibaan Umalayn maayo inuu mugdi kaaga jiro Mudanha U soo Halgamey dalka iyo Dadka weliba isaga oo shalay fadhiyey Golaha Baarlamaanka,Maantana isagoo Debedda jooga Qabanyey hawshiisii iyo Mid. Badan waa mihiim Masiirka shacabka puntland inaad ilgaara ku eegtaan. Waxaan Hubaa inaad ilahayna ka Baqidoontaan shacabka puntlandna Rabitaankiisa u oofin doontaan.WAXAAN kusoo Gebagabaynayaa puntland guulasata waa soomaliya oo Guulaystay Oo maanta waa maalin uu ay ina hortaal fursad Dahabi ah, waa maalin Wixii ina soo Maray 4-tii sano o hore Aan casharkii aan ka baranay shaqsi aan la hubin oo la diro aan ka Faa’iidaysan labayn. adigoo og Duruufihii Puntland ka dhaxashay Xubnihii geer Federal oo xamar loo diray iyo meesha ay Dhigeen Maqaamkii puntlandAAD BAAD U MAHADSANTIHIIN.

bY: Axmed Shire

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*