6th February 2025 admin Category :
Qori lugud oo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa Puntland ku biirtay
Odayaasha Beesha Solomadow oo Warbaahinta kula hadlay Deegaanka Qorilugud ayaa ku eedeeyay maamulka Degmada in uu wada shaqeen la yeeshay Puntland.
Beesha ayaa sidoo kale sheegtay Masuuliyiin ka socda Puntland inay diiwaangaliyen Dadka Reer Qorilugud ee Ku nool baadiyada Deegaankaasi taasna ay kawada socdaan Puntland iyo Maamulka Degmada Qorilugud, ee SNM