22nd November 2024 admin Category :
Ururrada dhallinyarada iyo haweenka degmada Badhan ayaa halkaas ku qabtay xaflad ayku taageereen magacaabiista Hodon Siciid Xasan oo Madaxweynaha dowladda Puntland u magacaabay wasiirku xigeenka wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha