30th April 2024  admin  Category :

Aadan Jamac Oogle Oo laascaanood Lagu Dhaawacay

Waxaa caawa Gudaha Magaalada laascaanood Lagu toogtay Aadan jaamac Oogle oo kamid ah Dhalinyaradda Deegaanka ugu Firfircoon.

Aadan Jaamac oogle ayaa Dusha Sare ee jidhkiisa gaar ahaan Halka loo yaqaan Kalxanta waxaa kaga dhacay Rasaas..

Xaalada Caafimaad ee Aadan Jaamac oogle Waxaa ka war bixyay Maamulka Hospitaalka Gargaar oo kamid ah Hospitalada Maagalada ugu Tayada wacan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*