30th April 2024  admin  Category :

Madaxwaynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan Bulshada Puntland la wadaagay Hambalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

Sidoo kale Madaxweyne Deni waxaa uu bogaadiyey heshiiska lagu xaliyey Khilaafka Jubaland, kaasi oo ay wada gaareen Madaxweynaha Jubaland iyo Golaha Isbedel doonka ee Jubaland

2 thoughts on “Hambalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan

  1. Oday

    War ninkaani madaxweyne maaha, waa horjoogaha qabiilka majeerteen. Yaanu idin qaldin waa kooxda cadowga Soomaaliya la shaqeysata oo ka soo horjeeda in dawlad Soomaaliyeed ay timaado

    Reply
    1. admin Post author

      Oday ruuxadaadu soo ma ahayn kii shalay lahaa Isaaqland ha ugu yeedhina maamulka Hargaysa waa qabyaalade, oo nagu sheegayey inaanu Qabyaalad ka shaqayno

      Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*