23rd October 2024  admin  Category :

Kooxda khariban ee Villa Wardhiigleey oo degaanada ay degto Beesha Dhulbahante ku sheegtay inay yihiin dhul laysku haysto

Deeqda Bangiga Aduunku uu ugu deeqi jiray umadda Soomaaliyeed oo hadda kooxda Villa Wardhiigleey ula baxeen BAXNAANO ayaa la soo qoray degmooyinka Soomaaliya ee loo gartay inay deeqdan wax ka helaan.

Degmooyinka loo gartay in deeqadani gaarto, ayaa qaarkood alshabaab haystaan, hase ahaatee Taleex iyo Xudun oo ay degto Beesha Dhulbahante ayaa Madaxda Soomaaliya ku sheegeen DHUL LAGU MURAN SAN YAHAY.

Maanta Xudun iyo Taleex waa lagu muran san yahay, doorashada soo socotana xildhibaanada Dhulbahante Dayniile ayaa laga soo dooran doonaa, sababtoo ah dhulkooda muran ayaa ka jira.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*